(Sawirro) Muxuu Adam Abdelmoula ku soo arkay Suuqii gubtay ee Hargeysa?

Ku-xigeenka Wakiilka Xoghaya Qaramada Midoobay, ahna Isuduwaha Qaramada Midoobay iyo Xidhiidhiyaha Arrimaha Bani’aadanimo Adam Abdelmoula ayaan maanta Hargeysa booqday si uu dareenka ula qaybsado dadweynaha kadib dabkii burburiyey suuqa Waaheen, iyo si uu ula kulmo xukuumadda Somaliland, ku-xigeenka maayarka Hargeysa iyo Guddida Qaranka ee Gargaarka Waaheen. Qaramada Midoobay waxa ka go’an in ay taageerto dib-u-dhiska … Continue reading (Sawirro) Muxuu Adam Abdelmoula ku soo arkay Suuqii gubtay ee Hargeysa?